Baro sharciga, beddel bulsho
Somali Law Academy waa Madal E- waxbarasho ee ka baro Cilmiga Sharciga ah.
Faham nidaamka cadaaladda oo noqo hogaamiyaha mustaqbalka.
Quality Courses
Baro koorsooyin si xirfad leh loo diyaariyey oo kuu sahlaya inaad barato aqoon dhab ah iyo xirfado lagu guuleysto.
Certificates
Hel shahaadooyin rasmi ah oo caddeynaya aqoonta iyo xirfadaha aad kasbatay, kuwaas oo kaa caawinaya inaad kor u qaaddo kalsoonidaada iyo fursadaha shaqo.
Diploma
Hel shahaado rasmi ah oo caddeyneysa aqoontaada iyo xirfadaha aad baratay, si aad u horumariso shaqadaada iyo mustaqbalkaaga.
Training
Ka qeybgal tababaro tayo leh oo diiradda saaraya xirfado dhab ah iyo khibrad wax ku ool ah. Tababarradani waxay kaa caawinayaan inaad si xirfadeysan ugu diyaar garowdo suuqa shaqada.
Books
Baro cilmiga sharciga adigoo akhrinaya buugaag tayo leh oo sharxaya qawaaniinta, xuquuqda, iyo nidaamka cadaaladda.
Seminars
Ka qaybgal siminaaro aqooneed oo ay hoggaaminayaan khubaro, si aad u hesho faham qoto dheer, fikir cusub, iyo xirfado kaa caawinaya horumarinta shaqadaada iyo aqoontaada
Top Courses
Odhaahda Ardayda, Maxay Naga Dhaheen?
Nala arag falcelinta qaar ka mid ah ardayda marka ay nagu soo biireen, waxna ka barteen halkan
“Waxaan Somali Law Academy ka bartay sharciga si fudud oo xiiso leh.”
— Ayaan M.
“Madalku waxay iga caawisay inaan fahmo nidaamka cadaaladda.”
— Cabdi R.
“Waxaan helay aqoon iyo kalsooni aan hore u lahayn.”